Taageerayaal buux dhaafiyey hoyga uu laacibka Max’ed Saalax ka degan yahay Qaahira (Daawo Sawirro)

Taageerayaal fara badan ayaa Buux dhaafiyey hoyga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalax ee magaalada Qaahira ka dib markii uu dib ugu laabtay dalkiisa. Warka ku saabsan soo laabashada laacibka oo qabsaday Baraha bulshada ayaa keentay in Gurigiisa ay boqolaal qof tagaan, iyagoo doonaya inay arkaan oo ay sawiro la galaan ciyaaryahanka … Continue reading Taageerayaal buux dhaafiyey hoyga uu laacibka Max’ed Saalax ka degan yahay Qaahira (Daawo Sawirro)